Skip to main content

Warning notification:Warning

Unfortunately, you are using an outdated browser. Please, upgrade your browser to improve your experience with HSE. The list of supported browsers:

  1. Chrome
  2. Edge
  3. FireFox
  4. Opera
  5. Safari

Adeegyada uurka

Ireland daryeelka uurka bilaash ayaad ku heli kartaa. Wax ka bar daryeelka aad heli karto intaad uurka leedahay iyo ka dib marka aad dhasho.

Xilliga uurka ee hore

Wax ka baro daryeelka aad heli karto muddada uurkaaga ee hore, oo ay ka mid yihiin:

  • halkii aad ka heli lahayd daryeelka uurka
  • ikhtiyaarada uurka aan la qorsheysan
  • daryeelka caafimaadkaaga intaad ku jirto muddadaada uurka ee hore

Muddada uurka ee dambe iyo u diyaar-garawga umusha

Wax ka baro daryeelka aad heli karto muddadaada uurka ee dambe, oo ay ka mid yihiin:

  • ilaalinta caafimaadkaaga ee muddadaada uurka ee dambe
  • baaritaano uur oo joogto ah
  • markay tahay inaad kaalmo degdeg ah hesho
  • astaamaha muujinaya inay fooli ku hayso

Muddada uurka ee dambe iyo u diyaar-garawga umusha

COVID-19 iyo Uurka

Wax ka baro COVID-19 iyo xilliga uurka, oo ay ku jiraan kuwa soo socda:

  • khataraha aad adiga iyo ilmahaagu wajahaysaan haddii aad COVID-19 qaaddo adiga oo uur leh
  • qaadashada tallaalka COVID-19 adiga oo uur leh
  • badbaadada tallaaalka COVID-19

COVID-19 iyo Uurka