Skip to main content

Warning notification:Warning

Unfortunately, you are using an outdated browser. Please, upgrade your browser to improve your experience with HSE. The list of supported browsers:

  1. Chrome
  2. Edge
  3. FireFox
  4. Opera
  5. Safari

Daryeelista ilmahaaga yar

Wax ka baro daryeelista ilmahaaga dhowaan dhashay, oo ay ka mid yihiin:

  • macluumaad ku saabsan u qubayntiisa iyo quudintiisa
  • sababaha ilmuhu u ooyaan iyo sida aad u aamusiin karto
  • hababka hurdada ilmaha iyo tabaha hurdada badbaadada leh
  • baaritaanada caafimaadka ee joogtada ah

Naas-nuujinta

Wax ka baro faa'iidooyinka naas-nuujintu adiga iyo ilmahaagaba u leedahay, iyo sida aad u bilaabi lahayd naas-nuujinta.

Naas-nuujinta

Daryeelka hooyada dhasha ka dib

Wax ka baro isbeddelada jireed iyo maskaxeed ee dhaca ka dib marka la dhalo iyo daryeelka aad heli karto.

Daryeelka hooyada dhasha ka dib